Agabka

Waxaad ka heli kartaa dhamaan agabyada la heli karo oo luuqadaada ku qoran boggan.
Kuwaas waxaa ka mid ah waraaqaha meelaha lagu dhajiyo, waraaqo caadi ah, wixii ku soo cusboonaado bulshada, su'aalaha inta badan la isweydiiyo iyo ogeysiisyada la xiriira shaqooyinka socda.
Agabyada waxaa loo kala soocay qaab ku saleysan mowduuca ama xaafadada.